Gudoomiye Ciro Oo Soo Xulay Xubintii Kominshanka Doorashooyinka Xisbigiisa U Meteli Laheyd + [ Waa Kuma ]
MAHURAAN NEWS

Gudoomiye Ciro Oo Soo Xulay Xubintii Kominshanka Doorashooyinka Xisbigiisa U Meteli Laheyd + [ Waa Kuma ]

October 10, 2019 7:35 pm in Highlights, wararka.  by .
0 views

Gudoomiye Ciro Oo Soo Xulay Xubintii Kominshanka Doorashooyinka Xisbigiisa U Meteli Laheyd + [ Waa Kuma ]

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Candiraxmaan Ciro ayaa soo magacaabey xubinta xisbigiisa u metali doonta kominshanka Doorashooyinka

Gudoomiye Ciro ayaa xubintiisa waxuu u magacaabey Cabdikariin Yaasiin Sheekh Dalmar .

Masuulkan Ciro u soo Magacowdey kominshanka doorashooyinka ayaa ah nin ganacsade ah kana soo jeeda magaaalada Ceerigaabo .ee Gobolka sanaag ahna nin   aqoon yahan ah kartibadan hal  abuurleh kartibadn

Leh hogaamin toolmoon iyo cadaalad iyo hab maamuus madaxeed .

Lasoco taariikh nololeedkiisa. Dhawaan.

null



HILAAC ORG. TAILORING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. SMALL BUSINESS MANAGEMENT SKILL TRAINING

HILAAC ORG. COOKING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. TAILORING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. FURNITURE SKILL TRAINING