Maxaad ka ogtahay micnaha qaar ka mid ah sharaabka soodhaha leh?
MAHURAAN NEWS

Maxaad ka ogtahay micnaha qaar ka mid ah sharaabka soodhaha leh?

July 6, 2019 4:35 pm in Maqaalo.  by .
0 views

Maxaad ka ogtahay micnaha qaar ka mid ah sharaabka soodhaha leh?

Badanka sharaabka soodhaha leh waxaa sameeya yuhuud lkn mid kasta magaca ay u bixiyaan waa mid lidi ku ah diinteena suuban ee islaamka.
Hadaan qaar ka mid ah idinla wadaago.
1.FANTA
F= foolish
A= arabs
N= never
T= test
A= alcohol
Oo ay ka wadaan arabta doqomahaa ma tijaabiyaan alkaholka ama khamrada taas oo ay ku durayaan nabigeenii suubanaa maadaamuu carab ka soo jeeday.
2.PEPSI
P= pay
E= every
P= penny to
S= save
I= israel
Oo micnaheedu yahay Ku iibso penny kasta si aad u badbaadisid israel. (penny= shilinka ugu yar lacagta ingiriiska).
3.7UP
7= todoba
Oo ay ka wadaan todobada samo.
UP= ka koreeya
Taas oo ay ka wadaan hadaad cabtid todobada samo ayaad ka kor maraysaa todobada samona illaahay uun baa ka sareeya.
4.COCA´COLA
Waxay ka wadaan maxamed ma jiro makana ma jirto.
Waxaana fahmi kara qofka si fiican u yaqaana luuqada carabiga gaar ahaan rukcada. Hadaad rabtid inaad tijaabisid caagada dhanka magacu kaga qoranyahay iska sii jeedi muraayadna xaga shishe kaga soo qabo ka bacdi aqri waxa muraadaya kaaga soo baxa ee ah qoraalkan
coca´çola suu noqdo.
Hadaynu nahay dad muslim ah waxaa laynagu hayaa dagaal wayn aynu iska jirno sharaabyadaa insha allaah hadii alle qadaro waxaan idiin soo gudbin doonaa waxay ay ka koobanyihiin iyo dhibaatooyinkooda.
  By: DEEQ NUUX



HILAAC ORG. TAILORING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. SMALL BUSINESS MANAGEMENT SKILL TRAINING

HILAAC ORG. COOKING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. TAILORING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. FURNITURE SKILL TRAINING