“Gabadhii Ugu Horeysay Ee Madax-Weyne Noqota Dunida”
MAHURAAN NEWS

“Gabadhii Ugu Horeysay Ee Madax-Weyne Noqota Dunida”

July 6, 2019 5:17 pm in Maqaalo.  by .
0 views

“Gabadhii Ugu Horeysay Ee Madax-Weyne Noqota Dunida”

 

“Isabel martinez de peron” Waa Haweynadii Ugu Horaysay Ee Dunida Noqota Madax-Wayne, Kama Hadlayno Hogaamiyaasha Boqortooyooyinka Ee Dumarka ( Female Of Monarchs) Se Waxaan Ka Hadlaynaa Nidaamka Hogaaminta Dawladaha Madaxtooyooyinka Ee Dumarka “ Female Head’s Of Government”

Isabela Waxay Ahayd Madax-Weynihii 42-aad Ee Dalka Argentina 🇦🇷, Sanadihii 1974- Ilaa 1976-Dii.

Isbela Waxay Ahayd Xaaskii 3-aad Ee Madaxweyne “Juan Peron” Sidoo Kale Waxay Ahayd Madax-Wayne Ku Xigeenkiisa, Waxaanay Talada Qabatay Dalkaasi Kadib Markii Uu Xaajigeedu Xijaabtay.

Waxay Ahayd Mid Kamida Madaxdii Dumarka Ahaa’ Caalamka Soo Maray Kuwoodii Ugu Quruxda Badnaa, Uguna Xaragada Iyo Lebiska Wacnaa Ee Ugu Soo Jiidashada Badnaa, Dhalin Yaradii Dalkaasi Ayaa Dhamaan Jacayl U Qaaday Oo Aad Uga Helay Sidoo Kale’ Dacaayado Ayaa Ka Faafay’ Ku Dhawaad 2- Sano Markay Haysay Xilka, Waxaa Ugu Dambayn Awood Kaga Qaaday Taladii Dalkaasi Milatarigii Dalkaasi, Kadibna Xabsiga Ayay U Taxaabeen’ 5-Sano Oo Xadhiga Ugu Dambayn Waxay U Wareegtay Dalka Spain 🇪🇸.

Waana Taariikhda Gabadhii Ugu Horysay Ee Dunida Gaadhay Mansabka Madax-Wayne’ Halka Ay Ra’iisal Wasaarihii Ugu Horeeyey Oo Ah Qof Dumara Ay Noqotay “Sirimavo Bandaranaike”Sanadkii 1960-Kii Laguna Doortay Doorasho Guud (General Election 🗳 ) Ee Dalka “Sri Lanka 🇱🇰”.

Fadxi Greenford



HILAAC ORG. TAILORING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. SMALL BUSINESS MANAGEMENT SKILL TRAINING

HILAAC ORG. COOKING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. TAILORING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. FURNITURE SKILL TRAINING