“Daryeelka Ubadkeeda Da’kastay Hooyadu Jirto Waligeed Kama Daasho”
MAHURAAN NEWS

“Daryeelka Ubadkeeda Da’kastay Hooyadu Jirto Waligeed Kama Daasho”

July 6, 2019 5:38 pm in Maqaalo.  by .
0 views

“Daryeelka Ubadkeeda Da’kastay Hooyadu Jirto Waligeed Kama Daasho”

 

Ada Keating Waa Hooyo 98-Sano Jirta una Dhalatay Dalka Ingiriiska’ Waxay Ahayd (Nursing) Kal-kaaliso Caafimaad, Se Hada Hawl-Gab Noqotay.

Hooyo Ada Waxay Dhashay 4- Caruura Waxaa U Weyn Caruurteeda “Tom” Halka Sadexda Kale Yihiin Hablo’ Se Aanay Hada Dunida Ku Noolayn Oo Ay Geeriyoodeen,iyaga Iyo Aabohood Harry.

Tom Waa Curadka Hooyo Ada Waxa Uu Jiraa Hada 80-Sanadood Weligii Ma Guursan Waa Doob Xirfadiisa Shaqo Waxay Ahayd Rinjiile ( painter 👩‍🎨), Se Hada Isaguna Waa Hawl-Gab Maadama Oo Uu Yahay Qof Da’ah, Arinka Xiisaha Le Ayaa Ah’ In Hooyo Ada Keating Uga Soo Guurtay Gurigii Ay Ku Noolayd Si Ay Inankeeda U Xanaanayso Una Koriso’ Una Daryeesho, Waxaanay Lasoo Degtay Aqalkii Uu Ku Noolaa Wiilkeedu Oo Ku Yaala Liverpool, Sanadkan Habeenkii Waxaan Saaraa Bustaha, Waxaan Ka Taxadaraa Inuu Gaajo Ku Seexday’ Subixii Goor Hore Ayaan Soo Kacaa Si’aan U Ogaado Waxa Uu Ku Waa Bariistay Wiilkaygu. Hadaladii ‘ Hooyo Ada’ Oo Da’ahaan Jirta 98-Sanadood.

“Da’kastaad Jirto Ha Joojin Dareenka Hooyanimada” Ada Keating.



HILAAC ORG. TAILORING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. SMALL BUSINESS MANAGEMENT SKILL TRAINING

HILAAC ORG. COOKING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. TAILORING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. FURNITURE SKILL TRAINING