Xulka Qaranka France Oo Iska Xaadiriyay Finalka Koobka Aduunka
MAHURAAN NEWS

Xulka Qaranka France Oo Iska Xaadiriyay Finalka Koobka Aduunka

July 11, 2018 11:35 am in Ciyaaraha, Highlights.  by .
0 views

Xulka Qaranka France Oo Iska Xaadiriyay Finalka Koobka Aduunka

Moscow (MN):- Xulka qaranka Franceayaa u soobaxay finalka koobka aduunka kadib markii ay 1-0 ku khaarajiyeen Belgium.Samuel Umtiti ayaa noqday geesiga xulka France kadib marii uu dhaliyay goolka kaliya ee uu xulkiisu ku garaacay Belgium isla markaana ay ugu soo baxeen finalka koobka aduunka.France ayaa hadda diirada saari doona kulanka finalka koobka aduunka oo ay la ciyaari doonaan midkii habeen danbe soo baxa England iyo Croatia. Xulka qaranka France ayaa si cajiib ah uga soo gudbay imtixaanadii ay soo mareen waxayna hadda diyaar u yihiin in ay koobka aduunka hantaan markii labaad



HILAAC ORG. TAILORING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. SMALL BUSINESS MANAGEMENT SKILL TRAINING

HILAAC ORG. COOKING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. TAILORING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. FURNITURE SKILL TRAINING