Muxuu ula jeeday Ronaldo xalay markii uu garoonka ka saarayay Edinson Cavani oo dhaawac qabay?
MAHURAAN NEWS

Muxuu ula jeeday Ronaldo xalay markii uu garoonka ka saarayay Edinson Cavani oo dhaawac qabay?

July 1, 2018 12:04 pm in Ciyaaraha, Highlights.  by .
0 views

Muxuu ula jeeday Ronaldo xalay markii uu garoonka ka saarayay Edinson Cavani oo dhaawac qabay?

Ronaldo ayaa xalay arin aad loo soo dhaweeyay ka sameeyay kulankii xulkiisa looga adkaaday 2-1.Edinson Cavani oo xulkiisa u dhaliyay 2-da gool ee ciyaarta ayaa dhaawacmay xili ciyaartu ay dhamaad ku sii dhawayd.Laakiin Cristiano Ronaldo ayaa caawiyay laacibka PSG iyo xulka Uruguay, isaga ayaana ka saaray garoonka oo geeyay ilaa banaanka.Wararka ayaa sheegaya in Ronaldo uu ula jeeday arinkaas si xulkiisa uusan waqti badan uga lumin, maadaama ay fursad u haysteen inay soo barbareeyaan ciyaarta.Waqtiga ayaa fikir badan ku haayay Ronaldo, wuxuuna dareensanaa in haddii Cavani uu dhex fariisto garoonka inuu lumayo waqti badan.Isaga oo ka hor tagaya in waqti badan uu ka lumo xulkiisa ayuu si boobsiis ah garoonka uga saaray Edinson Cavani



HILAAC ORG. TAILORING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. SMALL BUSINESS MANAGEMENT SKILL TRAINING

HILAAC ORG. COOKING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. TAILORING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. FURNITURE SKILL TRAINING