Miyuu ka fariisanayaa Ronaldo xulkiisa Portugal kadib guul daradii xalay?
MAHURAAN NEWS

Miyuu ka fariisanayaa Ronaldo xulkiisa Portugal kadib guul daradii xalay?

July 1, 2018 12:01 pm in Ciyaaraha, Highlights.  by .
0 views

Miyuu ka fariisanayaa Ronaldo xulkiisa Portugal kadib guul daradii xalay?

Xulka Portugal ayaa xalay laga reebay koobka adduunka kadib guul daro 2-1 ah oo ka soo gaartay xulka qaranka Uruguay.Tababaraha xulka Portugal ee Fernando Santos ayaa si cad u sheegay in Cristiano Ronaldo uusan meelna uga socon u ciyaarida xulka.Wuxuu sheegay in xulka ay ka buuxaan dhalin yaro badan sidaas darteedna loo baahan yahay hogaamiye Ronaldo inuu waqti walba xaadir ahaado.Fernando Santos oo ka hadlay mustaqbalka Ronaldo ee xulka qaranka ayaa yiri:“Wali wax badan ayaa u haray oo uu ku soo bandhigayo kubadda cagta, tartan cusub ayaan galaynaa bisha September ee soo socota (isreeb reebka Euro 2020), waana tartan cusub”.“Dhab ahaantii waxaan doonaynaa inuu nala sii joogo si uu u caawiyo ciyaartoyda dhalin yarada ah, xulka waxaa ka buuxa xiddigo badan oo da’yar ah, waana muhiim hogaamiyuhu inuu xaadir ahaado”.“Cristiano Ronaldo “haa” ayuu yiraa marka lagu jiro xaaladahaan adag oo kale”.



HILAAC ORG. TAILORING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. SMALL BUSINESS MANAGEMENT SKILL TRAINING

HILAAC ORG. COOKING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. TAILORING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. FURNITURE SKILL TRAINING