Messi oo Isbadel wayn lagu arkay kulankii Shalay ee Argentina vsFrance, balse Nasiib darro….
MAHURAAN NEWS

Messi oo Isbadel wayn lagu arkay kulankii Shalay ee Argentina vsFrance, balse Nasiib darro….

July 1, 2018 11:59 am in Ciyaaraha, Highlights.  by .
0 views

Messi oo Isbadel wayn lagu arkay kulankii Shalay ee Argentina vsFrance, balse Nasiib darro….

Sida caadiga ah indhaha Caalamka ayaa hayay Lionel Messi kulankii shalay ee Argentina looga reebay Koobka Adduunka kaddib markii ay guul darro 4-3 kala kulmeen xulka Qaranka Faransiiska.Intii uusan bilaaban kulankaisla markaana la qaadayay heesta calanka ayaa Messi lagu arkay is badel ka duwankulamadii hore.Ciyaartii uu Argentina guul darada foosha xun kala kulmay Croatia ayaa la arkayay Lionel Messi oo madaxa heysta isla markaana jah wareer iyo Madax xanuun ka muuqdo intii uusanba kulanku xitaa bilaaban oo la qaadayay heesta calanka.Balse, isbadel ayaa lagu arkay kulankii shalay oo waxaa la arkayay isagoo dhoola caddeynaya intii la qaadayay heesta calanka balse nasiib darro xulkiisa waa laga reebay Koobka Adduunka.



HILAAC ORG. TAILORING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. SMALL BUSINESS MANAGEMENT SKILL TRAINING

HILAAC ORG. COOKING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. TAILORING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. FURNITURE SKILL TRAINING