“Waan ku qancay Ronaldo marka uu yimid Manchester United”…Roy Keane
MAHURAAN NEWS

“Waan ku qancay Ronaldo marka uu yimid Manchester United”…Roy Keane

June 25, 2018 5:50 pm in Ciyaaraha, Highlights.  by .
0 views

“Waan ku qancay Ronaldo marka uu yimid Manchester United”…Roy Keane

Roy Keane ayaa amaanay Cristiano Ronaldo, kadib qaab ciyaareedkii uu bixiyay xirfadiisa kubada cagta, gaar ahaan tan iyo markii uu yimid kooxda Manchester United.Keane iyo Ronaldo ayaa waqti aad u wanaagsan kusoo wada qaatay garoonka Old Trafford, kadib markii uu kaga soo biiray kooxda reer Portugal ee Lisbon.Roy Keane ayaa yiri: “Waan ku qancay Ronaldo marka uu yimid Manchester United, wuxuu cadeeyay inuu yahay xidig wanaagsan”.“Waxa aad ii soo jiitay waxa ay aheyd inuu fursad u helayinuu Lisbon ku sii joogo sanad kale, laakiin waxa uu yiri ma jirto, waxaan doonayaa inaan ka ciyaaro Manchester isla markiiba”“Waxaan u maleynayaa inay ahayd go’aan geesinimo leh, maxaa yeelay wuxuu ahaa 17 sano jir”.“Dhowr maalin kadib, waxaan ku kulanay tababarka, waxaan is weydiiyay, xidigan wuxuu noqon doonaa mid ka mid ah xidigaha ugu wanaagsan kubada cagta”.



HILAAC ORG. TAILORING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. SMALL BUSINESS MANAGEMENT SKILL TRAINING

HILAAC ORG. COOKING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. TAILORING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. FURNITURE SKILL TRAINING