“Portugal kuma tiirsana Cristiano Ronaldo kaligiis”… Fernando Santos
MAHURAAN NEWS

“Portugal kuma tiirsana Cristiano Ronaldo kaligiis”… Fernando Santos

June 25, 2018 5:55 pm in Ciyaaraha, Highlights.  by .
0 views

“Portugal kuma tiirsana Cristiano Ronaldo kaligiis”… Fernando Santos

Fernando Santos ayaa carabka ku adkeeyay in Portugal aysan ku tiirsaneen kaliya kabtankooda Cristiano Ronaldo.Macalinka xulka qaranka Portugal Fernando Santos oo kasoo muuqday jir jaraa’id wuxuuna kaga hadlay arimo dhowr ah uu qeyb ka yahay sida uu adag yahay kulanka ay caawa la ciyaari doonaan xulka Iran“Cristiano wuxuu sameenayaa farqi Portugal iyo kooxdiisa Real Madrid sidoo kale kooxaha Manchester United iyo Sporting Lisbon”.“kulanka Iran ma ahan mid ay wada ciyaari doonaan Ronaldo iyo xulka Iran, sababtoo ah Portugal ma ahan kaliya Cristiano, kulanka wuxuu dhex mari doonaa Iran iyo Portugal”.“Labada xul waxay u dagaalami doonaan sida ay guul ku gaari lahaayeen, balse waxaan rajeenayaa inaan guuleysano, waana inaan diyaar u noqono”



HILAAC ORG. TAILORING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. SMALL BUSINESS MANAGEMENT SKILL TRAINING

HILAAC ORG. COOKING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. TAILORING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. FURNITURE SKILL TRAINING