Chicharito oo u baahanhal gool si uu u jabiyo Rikoorkaan
MAHURAAN NEWS

Chicharito oo u baahanhal gool si uu u jabiyo Rikoorkaan

June 23, 2018 10:18 pm in Ciyaaraha, Highlights, wararka.  by .
0 views

Chicharito oo u baahanhal gool si uu u jabiyo Rikoorkaan

Weerar yahanka xulka qaranka Mexico ee Javier Hernandez Chicharito ayaa u baahan kaliya hal gool si uu u dhigo rikoor cusub.Chicharito ayaa goolkii ugu horeeyay ee koobka adduunka 2018 caawa ka dhaliyay xulka qaranka South Korea oo isaga haray koobka.Wuxuu goolkaas ku soo barbareeyay Luis Hernandezoo ah xiddiga goolasha ugu badan xulka Mexico uga dhaliyay koobka adduunka, wuxuuna u dhaliyay 4-gool.Goolkii Chicharito ayaa ahaakii 4-aad ee xulkiisa uu uga dhaliyo koobka adduunka, wuxuuna soo barbareeyay Luis Hernandez.Chicharito ayaa haatan hal gool u jira inuu jabiyo rikoorkaas isla markaana uunoqdo laacibka ugu goolasha badan xulka Mexico ee koobka adduunka.



HILAAC ORG. TAILORING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. SMALL BUSINESS MANAGEMENT SKILL TRAINING

HILAAC ORG. COOKING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. TAILORING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. FURNITURE SKILL TRAINING