Shaxda rasmiga ah ee Poland vs Senegal (Lewandowski iyo Mane oo kala hogaaminaya labada xul)
MAHURAAN NEWS

Shaxda rasmiga ah ee Poland vs Senegal (Lewandowski iyo Mane oo kala hogaaminaya labada xul)

June 19, 2018 7:18 pm in Ciyaaraha, Highlights.  by .
0 views

Shaxda rasmiga ah ee Poland vs Senegal (Lewandowski iyo Mane oo kala hogaaminaya labada xul)

Xulalka Poland iyo Senegal ayaa soo saartay shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka ay isku arki doonaan saacad kadib.Kabtanka xulka Poland ee Lewandowski ayaa hogaaminaya xulkiisa, halka dhanka Senegal uu hogaaminayo kabtankooda Sadio Mane.Labada xul ayaa ku dadaalaya sidii ay guul ugu bilaaban lahaayeen koobka adduunka

Shaxda Poland vs Senegal:



HILAAC ORG. TAILORING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. SMALL BUSINESS MANAGEMENT SKILL TRAINING

HILAAC ORG. COOKING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. TAILORING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. FURNITURE SKILL TRAINING