RASMI: Arsenal oo dhamaystirtay saxiixa goolhaye Bernd Leno
MAHURAAN NEWS

RASMI: Arsenal oo dhamaystirtay saxiixa goolhaye Bernd Leno

June 19, 2018 11:19 pm in Ciyaaraha, Highlights.  by .
0 views

RASMI: Arsenal oo dhamaystirtay saxiixa goolhaye Bernd Leno

London) Arsenal ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday goor dhaw inay dhamaystirtay saxiixa goolhayihii kooxda Bayer Leverkusen ee Bernd Leno.Bernd Leno ayaa maanta ka gudbay tijaabada caafimaadka ee Arsenal, wuxuuna qalinka ugu duugaykooxda tababare Emery heshiis 5-sano ah.26 jirkaan ayaa u ciyaaray Bayer Leverkusen 230 kulan 7-sano oo uu ka ciyaarayay horyaalka dalkiisa Germany.6-kulan ayuu u ciyaaray xulkiisa Germnay, 2011 wuxuu noqday goolhayihii ugu da’da yaraa ee ka soo muuqda koobka horyaalada yurub.Bernd Leno ayaa la filayaa inuu noqdo goolhayaha lambarka koowaad ee kooxda Arsenal xili ciyaareedka cusub.



HILAAC ORG. TAILORING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. SMALL BUSINESS MANAGEMENT SKILL TRAINING

HILAAC ORG. COOKING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. TAILORING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. FURNITURE SKILL TRAINING