“Hada iyo wixi ka dambeeya lama hadli doono Cristiano Ronaldo”… Francisco Isco
MAHURAAN NEWS

“Hada iyo wixi ka dambeeya lama hadli doono Cristiano Ronaldo”… Francisco Isco

June 19, 2018 11:24 pm in Ciyaaraha, Highlights.  by .
0 views

“Hada iyo wixi ka dambeeya lama hadli doono Cristiano Ronaldo”… Francisco Isco

Khadka dhexe xulka qaranka Spain iyo kooxda Real Madrid Francisco Isco ayaa sheegay inuusan la hadli doonin wixii xiligaan ka dambeeya saaxiibkiis Cristiano Ronaldo, kadib markii uu dhaliyay saddexleykulankii Spain iyo Portugal.Ciyaartoy badan oo Real Madrid ah ayaa ka carooday kadib markii Cristiano Ronaldo uu dhaliyay ka dhaliyay saddex gool iyo bandhiga cajiibka ah uu ka sameeyay ciyaarta.Waxaa ka mid ah xidigaha la hadal qaaday Francisco Isco o sheegay inuusan mar dambe la hadli doonin Cristiano Ronaldo, kadib goolashii uu ka dhaliyay La Roja,“Labadii gool uu dhaliyay xili hore ayaa keentay inuu ku dhiiranaado inuu qaabkan u tuuro laabkii horta ahaa”.“Xaqiiqdii waxay inoo ahayd guuldaro, laakiin ciyaartoy badan ee xulka qaranka waxay wali aaminsan yihiin awooda aan u leenahay inaan ku guuleysan karno koobka aduunka 2018, isla markaana aan ka gudbi doono caqabadaha jira.“Waxaan u maleenayaa inaan muujinay sida aan ugubisil nahay inaan la fal galnocaqabada casilaadii Julen Lopetegui”.



HILAAC ORG. TAILORING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. SMALL BUSINESS MANAGEMENT SKILL TRAINING

HILAAC ORG. COOKING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. TAILORING SKILL TRAINING

HILAAC ORG. FURNITURE SKILL TRAINING